← Back to all news
International dialogue
Exploring a Food Bank Initiative for Somalia
Ka Wadahadalka Hindisaha Somali Food Bank

English
SOHRN Chairperson Mahamed Ali Eid met with Henk Schipper, Head of Food Distribution and Logistics at Voedselbanken Nederland.
They discussed developing SOHRN's food bank initiative in Somalia.
Af-Soomaali
Guddoomiyaha SOHRN, Mahamed Ali Eid, ayaa la kulmay Henk Schipper, Madaxa Qaybinta iyo Saadka ee Voedselbanken Nederland.
Waxay ka wada hadleen horumarinta hindisaha Somali Food Bank ee SOHRN ee Soomaaliya.

