Learning & engagement
SOHRN Chairperson Visits War Child UK
Booqashada Guddoomiyaha SOHRN ee War Child UK

English
Today, the chairperson of SOHRN was warmly welcomed by War Child UK. It was a pleasure speaking with their team and learning about their work.
War Child supports children affected by war through education, protection, and mental health support, helping them recover and build a safer future.
Af-Soomaali
Maanta, Guddoomiyaha SOHRN waxaa si diirran u soo dhaweeyay hay'adda War Child. Farxad ayay ahayd in lala hadlo kooxdooda oo wax badan laga barto shaqada ay qabtaan.
War Child waxay taageertaa carruurta ay dagaalladu saameeyeen, iyadoo siisa waxbarasho, ilaalin iyo taageero caafimaadka dhimirka ah. Waxay ka caawisaa inay ka soo kabtaan dhibaatooyinka dagaalka oo ay dhistaan mustaqbal ammaan badan.

